Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Soomaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay dowladdu digniin ugu dirtay macalimiin xogtooda la hayo oo qorsheynaya inay u hoggaansamaan fikirka guracan ee Khawaarijta.
Advertisement
Advertisement