Golaha Wasiirrada  Soomaaliya ayaa caawa go’aan ka soo saaray Doorashadii maanta lagu doortay Axmed Madoobe inuu noqdo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland.

Afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa akhriyay qaraarka Golaha Wasiirrada.

Advertisement
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here