Warqad ka soo baxday Dowlada Soomaaliya gaar ahaan Maxkamada rayidka ee G/banaadir ayaa lagu baafinayaa nin ku eedeysan inuu maalgeliyo Alshabaab iyo inuu ka shaqeeyo dhaqida lacagta madow ee Doolar-ka ah.
Warqada Dowlada ka soo baxday ayaa sidan u qorneyd:-
Advertisement
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa baafineysa eedeysane Cabdinaasir Nuur Cali (Shoes) oo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu kusoo eedeeyay lacag dhaqid iyo Maalgalinta argagaxisada.
Advertisement