Warsaxaafadeed af-somali ku qoran oo ka soo baxay Dowlada Itoobiya ayaa looga jawaabay war dhawaan Dowlada Somalia ka soo baxay kaasoo Itoobiya ku dhaliilay in hubkii dhawaan la boobay uu dhankooda si sharci daro ah uga yimid.

Warsaxaafadeedka waxay Dowlada Itoobiya ku muujisay inay ka xun tahay hadalada Dowlada ka soo baxay iyagoona ku tilmaamay kuwo aan laga fiirsan.

Advertisement

Dowlada Itoobniya waxay ku faantay inay Somalia naftooda u hureen sidii ay nabad u heli lahaayeen,Itoobiya waxay Madaxda sare ee Dalka Somalia ku eedeeyeen inay marar dhowr ah ku hadleen hadalo ay ku xaqirayaan waxqabadka Itoobiya marka la eego amniga Somalia waa sida ay sheegteen.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay Dowlada Itoobiya ayaa sidan u qornaa:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here