Donald Trump dissolves voter fraud commission | CNN Politics

WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-Dadka Mareykanka ayaa saaka bilaabnaya codeynta doorashada madaxtinimada Dalkaasi oo maalmihii ugu dambeeyay warbaahinta dunidu hadal heysay inuu bilaaban doono.

Advertisement

ku dhawaad 3 boqol oo malyan oo dad mareykan ah ayaa qorshuhu yahay inay codkooda dhiibtaan si loogu kala saaro labada musharax ee kala ah madaxeynihi hore ee Mareykanka Donald Trump oo ah murashaxa xisbiga Jamhuuriga iyo madaxweyne ku xigeenka Mareykanka ee xilligan, Kamala Harris oo ka socota xisbiga Dimoqraadiga.

Warbaahinta Dunida ayaa shalay aad u hadal heysay Gobolka Pennsylvania oo Mareykanka ka tirsan kaasoo la rumeysan yahay inay dadka gobolkaasi kuwa natiijada dhinac u ridi kara, labada musharax shalay waxay ku wada sugnaayeen gobolkaani oo mid kasta uu iska gadayay inay doortaan.

Labada Magaalo ee Reading iyo Allentown oo ka tirsan Gobolka Pennsylvania ayay shalay ku kala sugnaayeen labada musharax halkaasoo ay ka wadeen ol-olahooda ugu dambeeyay madaama doorashadu bilaabaneyso.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

US Election Schedule 2024 - USA Presidential Election Dates, Prediction

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here