MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxa saaka ilaa dhuhurkaan ka socda Magaalada Muqdisho maalintii labaad dibad baxyo rabshado wato kaasoo ay dhigayaan bajaajleyda.

Bajaajleyda oo ka cabanaya canshuur kordhin ayaa maanta xirtay isgoyska ugu mashquulka badan Muqdisho ee KM 4.

Advertisement

Bajaajleyda oo shalayna ciidamadu U awood sheeggteen ayaa la arkayaa maanta ficilo nuucaas oo kale ah walow dhalinyaradu mintidayaan oo ay muujinayaan dhibaatada ay ka cabanayeen in hada mid kale loogu sii darayo.
Ma jirto masuul xil sare haya oo ku soo baxay shalay isu soo baxayaasha maantana la arki donee hadii la helo masuul wax ka qabta cabashada bajaajleyda.

Dhalinyaradaan ku shaqeysata bajaajtada ayaa ah shaqo ahaan kuwa ugu badan ee Xamar ka xamaasha marka loo eego gaadiidleyda caasimada.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here