MA,AYSO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Degmada Ma’ayso ee gobalka Siti ayaa sheegaya inuu xalay ka dhacay dhul gariir kaasoo cabsi badan ku abuuray dadka.

Galbeedka Gobalka Siti iyo meelaha xuduudka Canfarta xigga ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa ka dhacayay dhul-gariir is daba joog ahaa.

Advertisement

Fantale, oo ka tirsan Canfarta ayaa la sheegay inay tahay halka ugu badab ee dhul-gariirku habbeen kasto ka bialwdo.

Masuuliyiinta Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoojiya  wali sj faah faahsan ugama hadlin dhul gariirkaan la soo warinaayo inkastoo khasaarana aan la xusin.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here