BALADWEYNE (DAYNIILE.COM)-Iyadoo shalay si guud loo wada aasay cidamadii Xooga Dalka ee dhawaan lagu dilay Degmada Ceel-baraf ee Gobolka Shabeelaha dhexe islamarkaana dhaqanka beelaha Muddulood iyo Xawaadle kulamo ku yeesheen Baladweyne ayay ugu dambeyn heshiis kaga gaareen dhacdadii Ceel-baraf madaama ciidamada la dilay u dhasheen beesha Xawaadle islamarkaana aano qabiiil loo dilay.
Advertisement
Guriga Ugaas Xasan Ugas Yuusu ee Beesha Xawaadle ayaa lagu qabtay kulanka wada-xaajoodka labada beelood taasoo guul ku soo dhamaatay markii Beesha Xawaadle si mug leh u aqbashay duugtii iyo xaalkii loo geeyay madaama.
Hadaba halkaan ka daawo hadalada dhaqanka gaar ahaana aqbalaada Xawaadle iyo mahadcelinta Beesha Muddulood:-
Advertisement