Taliyihii ciidamada Dowlada ee Raaskanbooni laga qabsaday Col.Xasan Ciraaqi ayaa soo hadlay  wuxuuna beeniyay inuu u gacan galay Jubaland taasoo maanta la baahiyay.

Col.Xasan Ciraaqi ayaa sheegay in isaga iyo ciidamadii Dowlada ay nabad qabaan ayna wali ku sugan yihiin aaga Gobolka Jubada hoose.

Advertisement

Hadaba halkaan ka dhageyso hadalka Col.Xasan Ciraaqi :-

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here