Munaasabadd lagu abaalmarinayay degmooyinka kaalmaha hore ka galay tartanka ololaha Xus oo Xaaqo ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Xafdladaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Dhallinyarada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Abwaano iyo marti sharaf kale.

Munasabadan waxaa shahaadooyin iyo abaalmarino lacageed lagu guddoon siiyay degmooyinka kaalmaha hore ka galay ololahaan.

Degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa kaalinta 1-aad ka gashay tartankan, waxaana kaalimaha 2-aad iyo 3-aad kala galay degmooyinka Kaxda iyo Baydhabo. Hal abuurkan oo lagu horumarinayo bilicda degmooyinka dalka, ayaa ah aragti ku dhalatay dhallinyaro Soomaaliyed.
May be an image of 1 person, newsroom and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 1 person, newsroom, dais and textMay be an image of 1 person, newsroom, dais and text that says "Xus Hab MAZFERA almari ABEE HABEENKAABAALMARINTA ABAAL MARINTA 2024 SPONSORED BY លា 4 TARTANKA XUS oO XAAQO 1445 Muroal ឃ XusooXAAQO JAZEERA"May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, studying, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 1 person, studying, newsroom and textMay be an image of 3 people, newsroom and textMay be an image of 3 people, dais, newsroom and textMay be an image of 9 people, dais and textMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here