MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kooxda Kubada Cagta ee Degmada Kaaraan ayaa galabta ku guuleysatay tartankii Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Degmada Balcad kadib markii ay Galabta Fiinaalka isaga hor imaadeen Degmada Gubadleey oo sanadkii hore qaaday koobkaan.

Kooxda Degmada Kaaraan waxay 2-0 kaga adkaadeen galabta dhigooda Gubadleey kadib kulanka adag ee galabta ay isku wajaheen.
Ciyaar-yahan Khadar oo ka tirsan kooxda Degmada Kaaraan ayaa labada gool dhaliyay degmadiisa daqiiqadihii 15-aad iyo 40-aad taasoo dhaxalsiisay koobka inay hantaan.

Degmada Kaaraan ayay guushaani kaga dhigan tahay inay y 40 sano kaddib tartanka degmooyinka G. Banaadir ku guuleystyaan oo ah oo ay noqdaan Champions-ka sanadka 2024.

si kastaba ciyaartoyda iyo taagerayaasha Kaaraan ayaa si weyn ugu dabaal degay guushooda galabta markii la yeeriyay seeriga dhamaadka kulanka markaasoo ay hubsadeen inay guuleysteen.

XAFIISKAWARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 5 people, people playing American football, people playing football and text
May be an image of 1 person, playing football and text
May be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of crowd and textMay be an image of 4 people, crowd and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of 15 people, headscarf and textMay be an image of 9 people and textMay be an image of 10 people, people playing football and textMay be an image of 12 people, people playing football, crowd and textMay be an image of 9 people, crowd and textMay be an image of 3 people, crowd and textMay be an image of 7 people, crowd and textMay be an image of 7 people, crowd and textMay be an image of one or more people, people playing football, crowd and textMay be an image of 4 people, people playing American football, people playing football, crowd and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of crowd and textMay be an image of crowd and text
XIGASHO SAWIRADA ASTAN SPORTS
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here