CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Degmada Ceeldheer ee Gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in markii  ugu horeysay  Saaka ardeyda Degmadaasi u fadhisteen Imtixaanka Dowlada Somalia gaar ahaan mid shahaadiga.
Talaabadaasi ayaa imaneysa kadib markii dhawaan Magaaladaasi laga saaray Kooxda Alshabaab.
Ardeyda Reer Ceel-dheer inay helaan fursadaan waxaa ugu dambeysay 33 sano ka hor,waxaana ka muuqata subaaan farxad aad u badan macaliiinta iyo ardeydaba.
Shalay ayay ahayd markii sidaan oo kale Magaalada Laascaanood loo gaarsiiyay Imtixaanka Dowlada oo iyagana ugu danbeysay 33 sano ka hor .

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 3 people and headscarfMay be an image of 2 people and people studyingMay be an image of 2 people and people studyingMay be an image of 2 people, people smiling, wingtip shoes and eyewearMay be an image of 1 person and wingtip shoesMay be an image of 3 people, people studying, people smiling and hospitalMay be an image of 2 people, people studying and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 2 people and people studyingMay be an image of 3 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here