Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo amni xubno katirsanaa Madaxtooyada Soomaaliya, gaar ahaana Xaafiisyada keydka iyo Amniga Qaranka qeybta (Datta Analysts), ayaa lagu helay in ay ahaayeen xubno katirsanaa kooxaha Argagixiso, taas oo keentay in dibu baarid xoogan shaqaalaha lagu sameeyo.
Sidoo kale mid kamid ah Ilaalada khaaska ah ee MW Xassan Sh oo laxulay intii xilka hayay, qaraabana la ah Madaxweynaha, loona diray tababar dalka Serbia ayaa lagu helay in uu katirsanaa kooxaha Argagixiso.
Advertisement
Mid kamid ah xubnaha joogay qeybta Amniga Qaranka ee xogtiisa lahelay, ayaa dhawr qabaa’il kale sheegtay, oo midba gaar yahay, dhammaan xubnahan ayaa shaqada galay intii ka dambeysay May 2022-kii.
Advertisement