MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Warar goor dhaw aan helnay ayaa sheegaya in nin naftii halige ah inuu goor dhaw oo caawa ah isku qarxiyay xeebta lido gaar ahaan Hotel Beach View.

Warar kala duwan ayaan durba ka heleynaa kuwaasoo sheegaya in dhimasho iyo dhaawac badan uu jiro balse aan wali faahfaahin sax laga heli karin madaama ay habeen tahay.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in kan is qarxiyay maahee kuwo kale ay hotelka galeen walow aan cadeyn loo heyn islamarkaana Dowladu wali ka hadlin

Wixii soo kordha wararkeena xiga ayaad kala socon kartaan insha Allaah.

Advertisement
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here