DEG DEG: Hoobiyayaal ayaa ku soo dhacay nawaaxiga Garoonka Aadan Cade xili la sugayo in uu Muqdisho soo gaaro Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Lama oga in ay Qasaaro geysteen iyo in kale, hasa’ahaatee Waxaa Garoonka laga shiday Gambaleelka digniinta ah ee la yeeriyo marka ay halis jirto.

Advertisement

Kala soco dayniile.com xogta rasmiga ah ee Hoobiyayaashan ka soo korarta.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here