Ethiopia ayaa Beenisay Eedahay Soomaaliya uso jeedisay ee ku Saabsan Doolow

Warsaxafaded kaso baxay Ethiopia ayaa lagu yiri.

Advertisement

Dowladda Itoobiya ayaa si adag u beenisay eedaha kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya 23-ka Diseembar 2024, kuwaas oo ku saabsan dhacdo ka dhacday magaalada Doolow.

Itoobiya ayaa ku tilmaantay eedeymahaas kuwo aan run ahayn, waxayna sheegtay in ay yihiin kuwo ay hurinayaan kooxo saddexaad oo doonaya in ay carqaladeeyaan xiriirka labada dal iyo xasilloonida Geeska Afrika.

Hoos ka akhri.

Ogaadenia Media

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here