Sidoo kale waxaa la yaab leh baraha bulsjhada Maamulka Jubaland in hada ka soo geliyay erey gaf ku ah Ra’iisulwasaare Xamze Cabdi Barre kaasoo ahaa erey loo dhigay sidan:
waxay si cad reer Jubaland u shaaciyeen oo sidoo kale gaf ku ah Ra’iisulwasaaraha inuu erey kale oo u dhignaa sidan:-
Haddaba halkan ka akhriso qoraalka la soo dhigay baraha bulshada maamulka Jubland gaar ahaan jubaland media:-
Villa Soomaaliya waxaa xiligan dood adagi oga socotaa Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynaha Jubaland iyo Ra’isul wasaaraha.
Madaxweynaha Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa ku doodaya in nidaam doorasho one man one vote aan la aadi karin iyadoo ay maqan tahay Puntland iyo maqaamka SSC Khaatumo.
Halka dhinaca kale uu Ra’isul wasaare Hamse-na goobta fadhiyo isagoo oo ku qanacsan “loo joojin maayada” uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku oranayo Puntalnd.