Diyaaraha gudaha dalka ayaa gebi-ahaanba joojiyey shaqadii, iyaga oo cabasho xooggan ka muujiyey Dowladda Soomaaliya.
Tallaabadan ayaa si weyn u saamaynaysa gobollada koonfurta dalka oo badi lagu socdo duulimaadyada cirka, xaaladaha ammaan awgood.
Advertisement
Advertisement