HomeWarkiiDEG DEG: Ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ayaa soo gaaray meel...

DEG DEG: Ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ayaa soo gaaray meel u dhow xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliya ee Feerfeer

Ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ayaa soo gaaray meel u dhow xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliya ee Feerfeer, sida ay ku warantay Warbaahinta Amhara News.

Ciidamadan ayaa la filayaa in la geeyo deegaanada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, si ay uga qeyb qaataan guluf dagaal oo ka dhan ah AS, kuwaasoo maalmihii la soo dhaafay weeraro rogaal celin ah ku soo qaaday deegaanada Shabeellaha Dhexe.

Maalmo ka hor ayay aheyd markii diyaaradaha dagaalka Itoobiya ay duqeymo culus ka geysteen deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe, kaddib codsi ka yimid dowladda Federaalka Soomaaliya.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -