Sida goor dhaw lagu shaaciyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gaar ahaan Guutada 8-aad Qeybta 60-aad Ayaa manta Sibuuxda U isku fureen Wadooyin dhowr iyo Tobansano ay Gocdoomiyen kooxda Maleshiyada Al Shabaab .

Wadooyinkan Manta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed isku Fureen ayaa ah Wadooyin Muhiim u ahaa Dadka Shacabka Soomaaliyed oo Isticmaleyan wadada dheer ee xariirisa Degmooyinka Waajid iyo Baydhabo.

Advertisement

Taliyaha Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDS G/le Maxamed Nuur Mad-Dheere ayaa Warbaahinta u Xaqiijiyey in wixii Manta Kabilowda ay Isticmaalan Shacabka Soomaaliyeed.

May be an image of 4 people and rhinocerosMay be an image of 9 peopleMay be an image of 9 people and rhinocerosMay be an image of 6 people and rhinocerosMay be an image of grass

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here