Bannaanbax ayaa ka socda agagaarka Miisaanka dhuxusha kadib markii dadka lagu amrey iney ka baxaan dhulkaas oo rag ganacsato ah iibsadeen.
Hooyooyin ku qeylinaya MW Xasan ayaa na iibsadey ayaa jidka xirtey waxaana aaga hadda gaarey ciidan boliis ah. Dhul boobka ayaa zaaid ah maalmahan.
Advertisement
Sidee u aragtaa ?
Advertisement