Oodweyne, Deyniile waxaa hal goob lagu wada tooktey labo askari balse mid kamid ah ayaa la xaqiijiyay inuu dhaawac yahay waloow dhimasho markii hore hore lagu tirinayay.

Labadaba qoryihii ay wateen ayaa laga qaatay. Raga falkaas fuliyay ayaana ku baxsadey mooto Feykoon Jaalle ah waa haddii la soo qabanaye.

Advertisement

Sikastaba ha ahaate wali wax war ah kama soo saarin qolada amniga u qaabilsan  ee booliska dagmada dayniile.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here