Maalmo kahor:Dawladdeena iyo Madaxdeena Qaranku waxay lahaayeen Itoobiya waa cadow, Argagixiso ah-

Advertisement

Haddana MAYA Maya maaha waa Naf-hurayaal ciidankooduna ha noo joogaan, Abaal nagy leeyihiine’e.

Haddana Baddeena ma heli karaan, lalama fariisan karro, qofkii kashakiyana waa cadow Kalkaal!

MAY MAY waa kula heshiinay in aan Badsiino, waana xaq ay leedahay.

Wafdigeena u socdaalay in Itoobiyadii wax rabtay ay ugu tagaan fadhigooda in ay kala hadlaan Badda say kugaari karto.

Saacad kadib, MAY MAY waa cadow xaduudaha iyo madax banaanida ku xadgudbay, Cadowgaas madax banaanida diidan wafdi Soomaaliyeed baa lacasheynaya oo Taliyayaashii amniga iyo arrimaha dibada kujiraan, si Soomaalida madaxweynaha ka aragtida duwan ay ABIY ugu dhahaan nooga Hiili, Badda iyo Kuusna qaado.

Intaasba waa saacado iyo maalmo gudahood: Dawlad is dooxaysa iyo Madaxweyne is ceyrsanaya ayaa Hoggaanka Soomaaliya haya!

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here