Dawlada Kenya ayaa Soo saartey digniino la xiriirta fatahaadaha roobka deeyrta ah oo ka da’ayo dalka Kenya.
Dawlada Kenya ayaa sidoo kale ugu baaqdey kooxaha gurmadka ah iney heegan buuxa galaan.
Digniinadan ayaa kusoo aadeysa xili dalka Kenya si xoogan ugu da’ay roobab mahiigaan ah oo sameeyey bulshada iyadoo 240 qooys laga dad gureeyey Ismaamulka kisumo kadib markii Wabiyada ay karkaarada jabsadeen.
Sidoo kle gobolada laga cabsi qawo iney saameeyeen ayaa lagu sheegey gobolada waqooyi Bari kenya,Bartamaha Kenya,Koonfurta Rift valley iyo gobolka xeebta.
QORRE:
=WARIYE HASSAN MWALIMU=
Advertisement