Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta guulo kale oo waa weyn ka gaaray dagaalka ay kula jiraan Kooxda Daacish ee ajaanita u badan kuwaasoo fariisimo ku leh buuraha Gobnolka Bari ee Puntland.
Ciidamada waxay galeen maanta oo la wareegee n warshad ay qaraxyada ku sameysan jireen kooxdaani Daacish.
Sidoo kale waxay gacanta ku dhigeen ilaa 2,000 (Laba kun) oo gantaallo gacan ku sameys ah kuwaasoo loo diyaarinayay in qaraxyo laga sameeyo.
Warshadahaan  ayaa la soo sheegayaa inay yihiin kuwo macmal ah  oo Daacish ay ku sameynayeen sidoo kale  gantaallada gacan ku sameyska ah.
Cidiamada Puntland ayaa si dar dar leh waxay ku wadaan duulaanka ay ugu magac dareen Howlgallada ciribtirka argagaxisada Daacish ee deegaanada Puntland xili dhulka inta badan ay gacanta ku dhigeen.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 2 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 5 peopleNo photo description available.No photo description available.No photo description available.May be an image of 3 peopleNo photo description available.May be an image of 5 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here