Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa ka qeygalay xafladda furitaanka cayaaraha Golaha Sharci dejinta ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika kuwaas oo lagu qabtay magaalada Mombasa ee dalka Kenya.
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa xusay in Soomaaliya ay qorsheyneyso martigelinta cayaarahan mustaqbalka dhow.



Advertisement