Danjire Fatxudiin Cali ayaa maanta waraaqihiisa aqoonsiga Danjirinimo si rasmi ah ugu gudbiyay Madaxweynaha dalka Azerbaijan Mudane Ilham Aliyev, waxayna kawada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Azerbaijan.
Azerbaijan ayaa ka mid ah wadamada Aasiyada Dhexe ee hoos yimaada safaarada Soomaaliya ee Wadanka Türkiye.

Dowlada Federaalka ayaa sanadadii dambe ku dhaqaaqday inay xoojiso xiriirka ay la leedahay dhamaan wadama xubinta ka ah Ururka Qaramada Midoobey taasoo ka dhigan Soomaaliya oo dib u soo ceshenaysa xiriirkii ay la lahayd aduunka iyo ururada caalamiga ah.
May be an image of 2 people and textMay be an image of 5 people and the Oval OfficeMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here