BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Sida goor dhaw lagu shaaciyay warbaahinta Maamulka Puntland waxaa ciidamada Puntland isku soo dhiibay dagalame ka tirsan kooxda Daacish ee ka dagaalameysa buuuraha Gobolka Bari.
Ciidamada loogu magac daray Difaaca Puntland ayuu isku soo diibay xili dhawaan maamulka uu usoo bandhigay kooxdaasi inay si fiican ula macaamili donan dagaalyahankii isa soo dhiiba.
Maamulka Puntland waxay kooxda Daacish u balan qaadeen shaqsigii isasoo dhiiba inaan loola macaamili doonin si lamid ah maxaabiista aga qabto waxa loo yaqaan argagixisada ee Soomaalida Ajaanibtaba.
Dhanka kale warka puntland ka soo baxay waxaa lagu sheegay in dagaalkii ay kula jireen Daacish uu meel wanaagsan marayo, islamarkaana ay wadaan howl-galka wajigiisa labaad.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
DAYNIILE.COM
Advertisement