HomeWarkiiDagaal saaka ciidanka Somaliland & Khaatumo ku dhexmaray

Dagaal saaka ciidanka Somaliland & Khaatumo ku dhexmaray

Dagaal xoogan ayaa ka dhacay inta u dhexeysa degaanada Buqdharkayn iyo Yayle oo ka tirsan gobolka Sool.

Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa dhexmaray ciidamada Somaliland kuwa Khaatumo

Lama oga qaabka uu  dagaalku ku bilowday hase ahaatee maamulka Khaatumo oo war soo saaray ayaa sheegay in dagaalka uu ka bilaabmay markii saaka ay ciidamada Somaliland soo weerareen xoolo ka cabaya berkadaha Buqdharkayn

War Saxaafadeedka ayaa intaas ku daray in ciidamada Khaatumo  ay ka hortageen weerarkaas ayna la dagaalameen ciidamada Somaliland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -