Ciidamada gaarka ah ee kumaandooska danab EE XDS ayaa xalay saq dhaxe u daatay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta AS oo ku sugnaa dhasheegga Qumbi oo u dhow Harboole iyo Biibi ee gobolka Jubada Hoose.

Wararku waxa ay sheegayaan in saqdii dhaxe ee xalay lagu guureeyey Khawaarijta, dagaal saacado badan qaatay kadibna waxaa goobta gaaray Ciidamada Xooga dalka iyo Kuwa Jubaland ee ku sugna aaga Degmada Afmadow oo ku biiray dagaalka, tiro meedad ah ayey mesha oga carareen sida wararka nagu soo gaarayaan.

Advertisement

Khawaarijta waxa u socda maalmahoodii madooba, wixii warar ah ee soo kordha waan idinla wadaagi doona.

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here