XUDUR (DAYNILLE)-Gobolka Bakool wararka laga helaayo ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhacay deegaano hoos taga Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolkaasi.

Dagaalka ayaa u dhexeeyay Ciidamada Xooga Somalia iyo Kooxda Alshabaab kaasoo la isu adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.

Advertisement

Saraakiisha Dowlada ee horkacwysa dagaalka ayaa laga soo xigtay inay Alshbaaab doonayeen inay weeraro gaystaan balse ay iyagu dagaal kala jor tageeb.

Saraakiisha waxay intaasi ku dareen Inay Alshabaab gaarsiiyeen khasaare kala duwan. Dhanka Alshabaab wali kama hadlin dagaalkaasi intaan ka war heyno.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here