Sida lagu shaaciyay Warbaahinta Dowlada Somalia Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta weerar culus ku qaaday Khawaarij si dhuumaaleysi ah ku soo gashay deegaanka Beerayabaal oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan.

Ugu yaraan 10 dhagarqabe ayaa Khawaarijta looga dilay dagaalkii maanta ka dhacay Beerayabaal, waxaana lasoo werinayaa in khasaaraha gaaray argagixisada uu intaas ka sii badan yahay.
Saraakiisha hoggaamineysa ciidanka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in deegaankaas ay ka saareen Khawaarij ka soo gudubtay Wabiga, kadib markii dadka deegaanka oo helay xogta dhagarqabayaasha oo ka yimid galbeedka Wabiga ay lasoo xiriireen Taliska qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.
May be an image of 2 people and textMay be an image of 4 people, rhinoceros and textMay be an image of 4 people and rhinocerosMay be an image of 4 people and rhinocerosMay be an image of 5 people and rhinocerosMay be an image of 3 people, rhinoceros and textMay be an image of 4 people and rhinoceros
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here