Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Sheekh Abuukar Maxamed iyo saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee deegaanka Lambarkonton ee gobolka Sh/Hoose oo Ashahaadka u qabtay Korneyl ka tirsan Ciidamada AUSSOM oo u dhashay dalka Uganda, kaas oo soo islaamay.
Halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay TV-ga Qaranka:-
Advertisement
Advertisement