BAXDO (DAYNIILE.COM)-Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Saraakiil Alshabaab ka tirsan ayaa lagu dilay Deegaanka Baxdo ee Gobolka Mudug.
Dilka saraakiisha Alshabaab waxaa ka war bixiyay Saraakiisha ciidamada deegaanka iyo Maamulka Baxdo kuwaasoo qaarkood ay cadeeyeen in isla alshabaabka xubno ka tirsan ay garab ku siiyeen dilka saraakiishaasi.
Advertisement
“howlgalkaan waxaa fuliyay oo Ilaaheey la garab galay waa mujaahidiinta Baxdo iyo kuwa ilaalo qaran, iyadoo shacabkooda kaashanaya, waxaana nalagala shaqeeyay sirdoonkooda oo labada dhinacba u shaqeeya”ayuu yiri mid ka mida saraakiisha xalay wax ka fulisay howlgalkaani
Haddaba halkaan ka daawi faah-faahinta warbxintaan oo aan ka soo qaadanay Tv-ga Qaranka:-
Advertisement