Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlada Somalia waxaa ka soo muuqday nin dhalinyaro ah oo Alshabaab ka tirsan.
Ninkaan oo magaciisa lagu sheegay C/qaadir Xasan ayaa xusay in amiiekiisa uu amar ku siiyay inuu soo dilo hooyadiis balse uu dilay nin lagu soo daba daray kaasoo mooto ku kaxaynayay.
Advertisement
Hadaba halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Tv-ga Qaranka Somalia taasoo uu ku sharaxayo sababta hooyadiis dhashay loo dhahay soo dil:-
Advertisement