Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dilkii naxdinta lahaa ee shalay loo geystay 7 ka tirsan ciidamada Milatariga Somalia.
Wasiirka wuxuu sheegay in muddo 48 sacadood ah lagu soo qaban doono dambilayaashii ka dambeeyey dilka askartii ka tirsaneed Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed loogu geystay deegaan hoos taga  Degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Hadaba halkaan hoose ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay TV-ga Qaranka oo wasiirku arintaan kaga hadlay:-
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here