MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Wasaarada  Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumada Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa ka warbixisay isbedello ku yimid duullimaadyada xujeyda sanadkan iyo lacagaha la qoondeeyey.

Wasiirka ayaa sheegay in markii 2022-kii xilkaan loo dhiibay uu wax badan hoos u dhigay qarashaadkii badnaa ee lagu tagi jirey xajka kadib amar kaga yimid dhanka madaxda sare.

Advertisement

Wasiirka wuxuu xusay in sanadkaan waxyar lagu kordhiyay qarahaadka taasoo ka timid dhanka adegyada loo sameeyo xujeyda sida uu warka u dhigay.

“4604 4 kun lix boqol iyo 4 doolar ayaa sanadkaan lagu xajinayaa”ayuu yiri Wasiir Rooboow

hadaba halkaan ka daawo faahfaahinta warka wasiirka :-

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here