BUULA-BARDE (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka C/laahi Sanbaloolshe oo maalmihii ugu dambeeyay u joogay hiiraan isku daba ridka ciidamada macawisleyda ee reerkiisa iyo milateriga qaarkood ayaa ugu dambeyn u sheegay ciidamada in la joogo waqtigii dagaalka alshabaab dib loo bilaabi lahaa gaar ahaan reer hiiraan.
“Wixii hadal iyo diyaargarow ahaa waa dhamaadeen, diyaar noqda dagaalka waa galeynaa”.ayuu yiri Taliyaha
Advertisement
Taliyaha waxaa garbihiisa taagnaa Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Cali Jeyte Cusmaan oo ah u qeymsanaha Madaxweyne Xasan ee dhanka ciidamada macawisleyda loo yaqaan kuwaasoo dhamaantood ciidamada kula jira safka hore ee aagaga dagaalka.
Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka hadalada Taliye Sanbaloolshe:-
Advertisement