MAXAAS (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Odowa Yusuf Rage ayaa booqday xerada ciidamada Xooga ee Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, waxaana magaalada ku soo dhaweeyay saraakiisha ciidamada Dowlada ee ka howlgala Gobolka Hiiraan.
Taliyaha wuxuu xerada ciidamada Maxaas kula hadlay Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ee dib u xureynta isagoona ku bogaadiyay shaqada ay hayaan qaranka iyo shacabka Soomaaliyeed.
Advertisement
Taliyaha oo sidoo kale u kuur galayay xaalada nololeed iyo shaqada ciidamadaasi halkaan hoose ka daawo muqaal aan ka soo qaadanay TV-ga Qaranka:-
Advertisement