HomeWarkiiDAAWO: Taliye Odowaa oo Ciidamada Xoogga Dalka ugu Hambalyeeyay Xuska markii la...

DAAWO: Taliye Odowaa oo Ciidamada Xoogga Dalka ugu Hambalyeeyay Xuska markii la aas’aasay.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Odawa Yusuf Rage ayaa Ciidamada Xoogga Dalka ugu Hambalyeeyay 65 sano Guuradii kasoo wareegatay Aas Aaskoodii.

Maanta oo taariikhdu tahay 12-ka April waxay ku beegan tahay 65 sano Guuradii kasoo wareegatay markii la aas’aasay Ciidamada Xooga Dalka Somalia.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka Taliye Odawa:-

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -