Taliyaha Milatariga Soomaaliya S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa ka hadlay munaasabad lagu xusayay dalacsiin loo sameeyay guutada 14-ka October ee Ciidanka Xoogga.

”Geesiyaasha la Dalacsiiye Waxa ay qeyb ka qaadan doontaa Mooraalka Ciidanka”ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Advertisement

Halkaan ka daawo Muuqaalka Taliyaha :-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here