MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Adan Abdulle International Airport ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh ayaa garoonka ku soo dhaweeyay,sidoo kale shacab iyo ciidamada baan-beyda ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka.

Advertisement

Ciidamada ayaa salaan sharaf ku soo dhaweeyay Ahiye Axmed iyo wafdigiisa oo saacadaha soo socda lagu wado inay gaaraan madaxtooyada Somalia.

Labada masuul ayaa halkaasi ku wada hadli doona xili aad loo qurxiyay madaxtooyada Somallia laguna wado in dhawaan munaasabad  xarig jar loo sameeyo insha Allah.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here