Gobolka Hiiraan waxaa lagu soo bandhigay boqolaal ciidamo ah kuwaasoo  u diyaar garoobay dib u bilaabida dagaaladii Alshabaab ka dhanka ahaa.

Taliyaha Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka C/laahi  Sanbaloolshe ayaa  la hadlay ciidamadaani boqolaalka gaarayay.

Advertisement

Sambaloolshe wuxuu goobta ka sheegay in si degdeg ah loo bilaabaayo dagaaladii Alshaaab ka dhanka ahaa.

Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka hadalada Taliyaha iyo ciidamada uu la hadlay:-

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here