Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta tababar usoo xirey Ciidamo ka tirsan kumaandooska Danab.

Munaasavadaan Ciidamadu ku qal8n jabiyeen ayaa ahaa dufcadda 11-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab.

Advertisement

Ciidamada Mareykanka ee ku sugan deegaanka Number 50 eeGobolka Shabeelaha hoose ayaa tababarkaani siiyay ciidanada Danab oo ah iyagu si gaar ah u maamulaan marka la eego dhanka dhaqaalaha iyo Tababarada balse waxay hoos tagaan Dowlada Somalia.

Hadalada ay mas’uuliyiintu jeediyeen halkaan hoose ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Tv-ga Qaranka:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here