MUQDIAHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmad Jaamac ayaa aad uga sheekeeyay farqiga u dhexeeya Ganacsiga Somalia iyo kan dunida maanta xili uu Muqdisho uga qayb galay munaasabadda daah-furka hay’adda Bulsho SACCO oo ka shaqeysa horumarinta ganacsiyada yaryar.

Inkastoo Somalia hada aad u soo kababaneyso hadana wuxuu sheegay Ra,,iisulwasaare xigaamka in wali horumaro badan noo dhiman yihiin inaan tiiksano.

Advertisement

Kaalinta Dowlada ayuu sheegay inag diyaar la tahay ku dhiiri gelinta bulshada dhanka horumarinta bulshada ,ganacsiga iyo abuurista fursadaha bulshada Somaliyeed sidii ay horumaro ganacsi ugu dhaqaaqi lahaayeen.

“Kaalinta Dowladu maaha inay boorsooyin lacag ah dadka u qeybineyso ee waa inay abuurista fursadaha ganacsiga”ayuu yiri Ra’iisulwasaare xigeenka.

Haddaba halkaan ka daawo muuqaal uu masuulkaani kaga sheekeynayo farqiga Somalla iyo dunida dhanka Ganacsiga iyo horumarada:-

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here