Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo jimco ah weerar afka ah ku qaaday mdaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)  oo maalmihii ugu dambeeyay uu khilaaf xoogani kala dhexeeyay Dowlada.

“13-sano Axmed hal Tuulo oo Jubada dhexe ka mid ah waa xureyn waayey Kismaayo dhinac ugama bixin,Waxna ma qabanaayi waana iska joogaa kama yeeleyno”ayuu yiri Madaxweyne Xasan.

Advertisement

Sidoo kale Madaxweyne Xasan wuxuu si cad u shaciyay inaysan suurtagal ka ahayn agtooda in Axmed Madoobe sii joogo xukunka maamulka Jubaland.

Warka madaxweynaha oo dhameystiran halkaan ka daawo:-

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here