MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlada Somalia waxaa maanta ka soo muuqday askari booliis ah oo loo heysto dil-ka askari kale oo ay Booliiska ka wada tirsanaayeen.

Eedeysanaha ayaa si la yaab leh dilka u geystay sida marqaatiyasha ay sheegayaan kadib markii uu ka carooday askariga uu dilay oo uga hormaray musqusha ama suuliga taasina ay keentay inuu xabad ku dhufto.

Advertisement

Eedeysanaha ayaa dhankiisa inkirey inuu kas u dilay saaxiibkiis wuxuuna xusay inay ka baxsatay xabada uu ku dhintay saaxiibkiis.

Si kastaba halkaan ka daawo maxkamadeynta askarigaan:-

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here