Maxkamad Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa maanta xukuntay qoys isu dhaxay oo video anshax xumo ah iska duubay kadibna u direy waaliska xaaska.
labadaan lamaane ee isu dhaxay ayaa la horgeeyay maxkamaddaani, waxay na ku xukuntay min laba sano oo xabsi ah.
Advertisement
Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka go’aanka maxkamada:-
Advertisement