GALCAD (DAYNIILE.COM)-Dowlada Somalia ayaa amaan kala dul dhacday macawisleyda bariga Gobolka Galgaduud gaar ahaan reerka uu ka dhashay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud kuwaasoo dagaalo xooggan kula jira Kooxda Alshabaab.

Warbaahinta qaranka ayaa lagu soo bandhigay warbixin lagu sharaxayo xaalada macawisleyda bariga Gal-gaduud iyo dagaalada ay sida joogtada ah ay ula galaan Alshabaab.

Advertisement

Warbixnta TV-ga qaranka waxaa lagu sheegay in dagaalamayaasha deegaanka ee macawisleyda loo yaqaan ay Alshabaab u dideen har iyo hoyaad gaar ahaaaa kuwa Galcad iyo Budbud.

Hadaba warbixinta oo muuqaal ah halkaan ka daawo:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here