MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa  shacabka Soomaaliyeed ka hadlay guusha ka-mid-noqoshada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey isagoona muuqaal laga duubay la wadaagay shacaka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa farriintiisu xanbaarsatay hambalyada ku aaddan ka-mid-noqoshada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey taasoo la xaqiijiyay  54 sano kadib.
Madaxweynaha wuxuu ku nuux nuuxsaday dadaalka loo soo maray xaqiijinta guushan taariikhiga ah.
Hadaba halkaani hoose ka daawo muuqaalka Madaxweynaha :-
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here